Puntland oo fowdo ku tilmaantay booqashadii RW Khayre ku tagay Waqooyiga Gaalkacyo

Wasiiro ka tirsan Puntland oo caawa shir jaraa’id qabtay ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku eedeeyay inuu baal maray jadwalkii ay ku heshiiyeen ee loo dejiyey soo dhoweyntiisa Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo, iyadoo booqashadaasina ku sifeeyey mid fowdo aheyd. Wasiirka arrimaha gudaha, Dimoqraadiyadeynta iyo federaalka ee Maamulka Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancad ayaa sheegay in isaga iyo Wasiiro … Continue reading Puntland oo fowdo ku tilmaantay booqashadii RW Khayre ku tagay Waqooyiga Gaalkacyo